Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa sababa abnormal blood?

(1/1)

M.osman:
Maxaa  sababa  abnormal blood after  period  imanaya  adiga  dareemaya pain  production system  oo wata  dhabar  xanuun , jidh  xanuun  , nervous 

SomaliDoc:
Fadlan noo waadixi maxaa ka wadaa "abnormal" blood?
Mida kale waxaan kaa codsanaynaa in aad luqada afsoomaaliga aad ku qortid su'aashaada ama luqada english-ka oo aadan isku dhex qasin labada luqadood, waa lagu wareerayaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version