Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Baabasiir ayan qabaa mudo labo sanno ah?
(1/1)
Shaaficifalcoa:
asc baabasiir ayn qabaa mudo labo sano ah wax dhakhtar ah uma tegin wax daawo ahna ma qaadan maxay ii dhimi kartaa haday igu sii dheeraato maxayse u geysan martaa ragatinimadayda
maxaa kamida dhibaatooyinka ay keento baabasiirka wakhti dheer kugu yaala
SomaliDoc:
Shaafici, qoraalkaan akhriso si jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version