Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cudur ka hayo dhabarka ilaa faryarta lugta?
(1/1)
Ibnu muhammad:
Bacda salaam, dhakaatiirta waxaan waydiin lahaa, qof dumar oo 45 -50 jir ah ayaa waxay ka sheegataa cudur ka hayo dhabarka ilaa faryarta lugta oo isku xiran xanuun saaid ah ku hayo, kabaabyo, wax cirbad camal ah. Waxaana ugu daran markay sariirta ka soo kacdo subixi oo kale cagaha dhulka si fiican ooguma qabanayaan sidi neef muqlaysan ayay u socon inta xoogaa ah?
Mahadsanidiin.
SomaliDoc:
Xanuunkaas waxaa la dhahaa "sciatica" ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html
Waxaa kaloo muhiim ah in aad akhrisatid qoraalkaan ka sheekayanyo sida subaga idaha loogu daaweeyo xanuunkaan neerfaha sinta galo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5927.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version