Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena gacmaha oo kululaada?
(1/1)
Mo Digdig:
Maxaa keena gacmaha oo kululaada
SomaliDoc:
Fadlan halkaan ka akhriso waxa keeno in gacmaha iyo lugaha kuleel aad ka dareento iyo waxyaabaha looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html
Mo Digdig:
Dr. Waad mahadsanthy,
Aniga su'aasheydu waa ka gadisan tahay caga iyo gacmo hurka.
Waa maqaarka labada gacmood korkooda ah oo ololaayo (huraayo).
Fadlan saas u fahan
SomaliDoc:
Huritaan iyo olol waa isla meeshii waxaana keeni karo dhowr shey oo kala ah:
1- Haddii aad xasaasiyad gacmaha aad qabtid.
2- Haddii fitamiinka qaar ay kugu yaryihiin.
3- Haddii cilad xaga neerfaha uu jiro oo dareenka oo sax gacanta aysan u soo gudbaynin.
4- Haddii aad qabtid gaastiriko ama jirkaaga uu ku badan yahay acid-ka way keeni kartaa.
5- Haddii ay jirto cillad maqaar ama cillad qanjirka dhididka soo saaro ee gacmaha iyadane gacmo hur way keentaa.
Fadlan la xiriir dhakhtar si laguu daaweeyo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version