Administration Panel > SD Support and Suggestions
Problem suggest
(1/1)
Mo Digdig:
Aniga site ka waan ku cusbahay, hadana waxaan ku arkay in suaal aanan atarted gareyn ama anan soo weydiin, an ku arko started by Mo Digdig. Maxa cilad ah o jira fadlan hala xaliyo. Thanks alot.
Admin:
Mo digdig, wixii aad qortay iyo wixii aad comment garaysay intaba halkaan ka fiiri: http://somalidoc.com/smf/index.php?action=profile;area=showposts;u=16947
Wax aadan qorin waa qortay ma dhihi karo webka ee haddii ay jiraan halkaan ku soo weydii.
Mo Digdig:
Thanks dear Dr. Mahdi,
macnaha waxa jira in statementiga iyo personka soo jeediyay, ay horeeyso qoraalku. Marka dadku waa isku qaldamayaan, thanks alot Dr. Mahdi.
Admin:
Weli ma fahmin ee halkee dadku isku qaldameen, bogga aad ku aragtay iyo tusaalaha noo sheeg si aan kuu fahansiino.
Mo Digdig:
Waxa ila wanagsan aniga sidaan;
Started by Mo Digdig
Su'aal: ..........
While you're uses like,
Su'aal: .. .. .
Started by Mo digdig.
In qofka suaasha soo jeediyay magaciisa la hormariyo. Hada mafahamtay Dr. Mahdi
Navigation
[0] Message Index
Go to full version