Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Isticmaalida kariimada wakhtiga leh?

(1/1)

Shaaficifalcoa:
asc dhakhtar waxaan isticmaalaa kareemada tinta la marsado oo la isaga dhaqo mudo ah 15daqiiqo marka uu qalalo .
aniga ma dhaqo waan marsadaa waana ku tagaa markaan waxaana isticmaala avocados iyo vatika badanaa wakhtina ma sugo maxay ii keeni kartaa dhib mase u leedahay faa'iido tinta hadii aan iska dhaqo mise waa isku mid

SomaliDoc:
Waxaa jiro qoraal aan kaga hadalnay kareemyada timaha jilciyo waxa ay keeni karaan iyo noocyadooda halista ah, fadlan ka faa'idayso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6032.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version