Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Neefta qofka oo urta?
(1/1)
Miski abdi:
Asc, qofka hadii uusan isku arkin ciridka oo bararsan ama dhiigaaya laakiin ay neeftiisa ureyso marwalboo uu gaajeysan yahay maxaa la gudboon inuu sameeyo? dhaqtarka ilkaha miyuu la xiriirayaa .?
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa keeno iyo waxa kula gudboon in aad samayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version