Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax xanuun aan daawo waxba ka tarayn?

(1/1)

Balqiisahaaji:
asc jazakumul allah run ahaanti illah un baa idin ka abaslmarin kara  wanaga aad bushada uhaysaan.
waxaan aad u isticmaalaa kaniinadaan xanuun bi'iyaasha gaar ahaan relief iyo paramol muda badan waan isticmaalayaa anigoon wax dhaqtar ah u tagin, markii aa  dhaqtar la xiriiro waxa ii soo qora dawooyinkaan paracetamolka gaar ahaa  ku la yiraahdo NSAID, dhanka kale saliidan macssrada dhowr jeer wsn isticmaalay lkn ma noqon mid igu filan inay xanuunka iga bi'iso waxan un ka dhaxlàa agool hadaba maxaa ii haboon?

SomaliDoc:
Waxaa kula haboon in aad dhakhtar "Neurologist" u tagtid, si baaritaan guud laguugu sameeyo.
Maxaa yeelay madax xanuunka wxyaabo badan ayaa keeni karo oo qaarkood kaniini paracetamol ama releif and NSAID waxba kama taraan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version