Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qanjo Xanuunka?
(1/1)
Mustafe M. Kaahiye:
Asc Salaan Ka Dib
Doctor Waxaan ku weydiin lahaa waxaa jirta Gabadh walaashay ah oo qanjaha aad uga cabata. Xumad badan. Daal Badan. Garaac Badan. Wax Cunis la'aan. Markaa Sideen Ula Tacamilna ama ula tacaalnaa inta laga gaadhay goyn hadiiba ay suurta galtahay. Talo iyo tusaaleba waan kaa rabaa
Aadbaan u Mahadsantahay.
SomaliDoc:
Qanjada haddii aad ka wadid quuman xanuun ama cuna xanuunka, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan arintaas oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html
haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay ama su'aal ka qabtid qoraalkaas waad na soo waydiin kartaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version