Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay joundice? Maxaa lagu gartaa?
(1/1)
Alihasan:
Asc dhaman sual waa maxay joundice maxaa lagu gartaa calamadihiisa maxaase lagu dawaynkara? Thank u
SomaliDoc:
Joonis ama cagaarshow sida dadka qaarba u yaqaanaan waa xanuun ku dhaca beerka, waxa ugu badan ee keenana waa jeermiska feyraska.
halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version