Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: OLIGO CARE 5 x 6 Tables?

(1/1)

m.mo141:
WA SALAMAN TIHIN

I SHARXA FAA IDA KANIINIGAAN IYO WAX TARKISA


OLIGO CARE 5 x 6 Tables

Lycopene L-argininine

SomaliDoc:


Oligocare waa daawo nafaqo oo iskugu jirto fitamiin iyo daawo dhireed la aaminsan yahay in unguyada shahwada ay kobciso.
Inkastoo aan la hubin waxtarkaas la sheego laakiin waa macquul haddii daawadaan waxa ay ka kooban tahay darteed ay shahwadaadu u yartahay in ay wax tarto, laakiin haddii cillad kale ay keentay, waxtarkeeda lama sheegi karo.
Waxyaabaha ka ka koboan tahay daawadaan waxaa ka mid ah: Vitamin A, C, E, L-cartine, L-arginine, Zinc, Ferrouse, Folic acid iyo kuwo kale oo badan.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxa fitamiinadu ay taraan iyo cunnooyinka dabiiciga ah ee laga helo.
Riix halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version