Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunka Qanjo Xanuunka?

(1/1)

Axmed Hassan:
waxan rabaa  in dhakhaatiirtu iiga jawaabto waxan qabaa xanuunka quumanka oo mudo badan i hayay dhib badana aan kala kulmay hadda waxay gaadheen heer aan la jari karin ,waxayna igu sabbeen in markay i xanuunaan uu madaxoo dhani i koco oo xitaa aanan indhaha si fiican waxba uga arkin ,maxad igula talin lahaydeen inaan sameeyo ,dhakhaatiir badan oo aan u tagay daawooyin ay i siiyeen waxba igama badelin ,ma laga yaabaa inay saameyaan xubno kale oo jidhkayga ka mida ,waad mahdsantihiin ALLE ha idinka jzaai mariyo sida hufan ee aad umadiina somaliyed ugu shaqeysaan .

SomaliDoc:
Qanjada haddii aad ka wadid quuman xanuun ama cuna xanuunka, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan arintaas oo aan horay uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html
haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay ama su'aal ka qabtid qoraalkaas waad na soo waydiin kartaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version