Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Candhuuf badan?

(1/1)

Kamaal:
Asc doctors waxaa isku arkay candhuuf ama xaako badan taas oo aan ka imaanayn xabadka waxay ka imaanaysaa qanjirada dhuunta markasta qaaqta ayaa igu badan wana waxyar oo isku taal oo dhanaan midebkeedana waa kujira shucaac marka doctor maxaa keeni kara labada qanjirna waa. idikamayaan qumanka ma sababi karaan

SomaliDoc:
Xaakada aad tilmaantay quun way noqon kartaa laakiin ma leedahay mid ka mid ah astaamaha kale ee lagu garto xanuunka quumanka oo halkaan ku qoran: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version