Author Topic: Su'aal: Waxaan muddo bil ah samaynayay gy?  (Read 2983 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ayman Osman

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan muddo bil ah samaynayay gy?
« on: March 02, 2017, 12:46:37 PM »
 Asc
Suaal
Aad ayad u mahasan tihiin dactorska sharafta leh
Dr waxan mudo bila samaynayay gym, miisankaygu waaa 65 blse mxn rabay in jidhku ii dhismo madama oo aan ilmo dhalay markaa waxa aad i xanuunaga lugaha qaybta dhuuxa ama KUBKA loo yaqano ee jilibka ka hoosaysa waxan ka daremaya kaaar xoogan cagahana dhulka ma dhigi karo dushana way iga damqanayaan, digtoore ma arin dabiici ahbaa mise waa inaan dactor la kulmaa
Suaasha kale waxa weeye waxay maray     C-SECTION markan cunugayga curad dhalayay waxana kasoo wareegtay muso laba sano ah, gymta aan smaynayo wax dhiba miyay igu keeni kartaa da,dayduna waa 22 year old thnkz dactor




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan muddo bil ah samaynayay gy?
« Reply #1 on: June 05, 2017, 03:13:17 PM »
Cillada aad ka dareemayso lugaha waxaa loo yaqaanaa "Kub xanuun", waxaa keeno waxyaabo badan laakiin waxaad ka akhrisan kartaa qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2691.0
Haddii qalliinku uu laba sano ka soo wareegtay, waad samayn kartaa wixii jimicsi ah laakiin biraha culus ee la qaadqaado iska ilaali.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26593
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48756
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30377
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25520
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36029
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc