Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caadka ama gapka sanka ka soo baxaa?

(1/1)

Hassan45:
asc dhakhaatiirta wakhtigooda qaliga ah noogu huray webkan inay nagala shaqeeyaab dhinaca cafimaadka  su aashaydu wxay tahay caadka ama gapka sanka ka soo baxaa saamayn intee leeg ayuu leeyahay Mase keenaa in ay dhaguhu cuslaadaan qofka ama dhaga beelo mxaadse tallo siin lahaydeen wiil dhalinyaro ah oo ay dhaguhu cuslaaden ama si fiican waxba u maqlayn oo sanku cabudhsan yahay plz give us good information thanks my doctors

SomaliDoc:
Waa maxay caadka ama gapka?
Fadlan faahfaahin ka bixi si aan u fahanno su'aashaada...

Navigation

[0] Message Index

Go to full version