Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: soo ridinta / tuurista carurta?

(1/1)

Malinda Nassah:
Asc waxan qaba so sual... Suasha u aha hooyada dhowr jeer cunug iska so rida amba iska so turta sanada badan ka hor uur dib ma u yelan karta mise maya

SomaliDoc:
In hooyada dib uur u qaadi karto kuma xirno inta jeer ee dilantay kaliya ee waa muhiim in la ogaado dilanka waxa keenay waxa uu ahaa iyo in la daaweeyay.
Waxaa kaloo muhiim ah in la ogaaday dilanka ma xaaqis ama soo nadiifin minka ayaa ka dambeysay mise wuxuu ahaa dilan si caadi ah u soo dhamaaday.
Mida kale ma jiro wax baaritaan oo sheegi karo in hooyada dib uur u qaadi karto haddii ay dilantay iyo haddii kalaba ee waa wax alle bixiyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version