Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: haweenta infection qabto uur ma yeelan kartaa?
(1/1)
Malinda Nassah:
Hawenida urine infection qabta uur ma leyan karta
SomaliDoc:
Infekshanka aad tilmaamaysid ma kan kaadi mareenka ku dhaco mise kan ku dhaco xubnaha haweenka sida minka, tubooyinka iyo ugxan sidaha?
Hadduu yahay kan marinka kaadida ku dhaco sida kaadiheesta iyo kilyaha, uur saamayn kuma lahan laakiin hadduu midka kale yahay wuu saamayn karaa, heerka uu gaarsiisan yahayne way ku xiran tahay, haweenka qaarne wuxuu ka dhigi karaa madhalays.
Akhriso qoraalkaan ku saabsan infekshankaas iyo waxa ku badiyay haweenka qaar: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5709.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version