Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: MAXAA KEENA HABLABAASTA AMA BUSBUSKA?
(1/1)
Abdiqani Dhoobo:
Asc. Dr waxaa jira xanuun looyaqaan Hablabaas Ama Busbus, waa xanuun leh Nabaro ama finan yaryar oo Biyo leh, Markuu kabaxo qofkana wuxu kaga tagaa Cadcadaan meeshii Finanka ahaa. Marka
1:Maxaa Keena Xanuunkaas?
2:Mala Kala qaadaa?
3:Wax daawo ah Ama treatment ah maleeyahay?
4:scientific ahaan Maxaa Looyaqaanaa?
5:Muxuu kaga duwan yahay xanuunka Jadeecada?
6: Somalidu waxay dhahdaa Qofkuu marku dhaco kuma dhaco e ma runbaa oo Anual disease ama xanuun marle ah miyaa?
7: qofka qaba xanuunkaas maxaa laga ilaalin karaa inaanu cunin sida cunooyinka qaar?
Aad baad u mahadsan thy
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Busbuska ama hablabaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,831.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version