Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Daawada TB-da 2 sano la qaato ma jirtaa?

(1/1)

Saneeti:
asc dr waan ku salamay salan ka dib waxaan maqlay  T.B  laba jeer dawadeeda aad qadato oo ay kugu soo labato waxaad qadaneeysaaa dawo 2 year ah oo ay cirbido ku jiraan  marka dr arintaas ma run baa mise waa wax lugu dhibaayo qofka bukaanka  dawada  qofka markii uu qadanaayo 6 bilood dawada asigoo baahan ayuu cunaa aroortii mida labada sano ah yada ma sidoo kale miyaa mise wey ka duban dahay qaabka loo isticmaalaayo dawada ah mid kale hadii aan su'aal kale daba dhigo qofka hadii canduuftiisa la baaro oo laga helo bakteeriyada hada laga qaado dhiig laga waayo bakteeriyada keebaa la raacayaaa dr su aasha jawabteeyda aad ayaan muhiin ugu ahay bal iga soo jawab adigoo mudan mahadsanadi

SomaliDoc:
Waa arin jirta halkaan ka akhriso waxa tiibishadaan ay kaga duwan tahay kuwa kale iyo waxa keeno intaba.
Ka akhriso halkaan qoraal faahfaahsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5858.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version