Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan qabaa nerbo xanuun?
(1/1)
Ina Axmed:
asc wr wb dhaman wa idin salamay bahda somali docor ,,waxan qabaa neerfo xanuun sanadkii ama lix bilood kadib waa i xanuunaa marka igu so koco aad ban ii xanuna dhinac madaxa ah sido kale matag ayan isku arkaa 2 mar ama 3 mar ayan matagaa ,,maxaa sababa arinta
jazakumulahu kheyran
SomaliDoc:
Marka hore ogow waxa neerfaha uu yahay maadaama dadka badankiis ay qalad ka fahansan yihiin, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html
Midda kale madax xanuunka wuu noocyo badan yahay waxaa jiro mid hal dhinac ku dhac oo matag wato, neerfane shaqo kuma lahan ee halkaan ka akhriso noocyada madax xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version