Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nabaro afka iga soo baxa?
(1/1)
Zadiiq:
Asc wr wb
Walalayal allaha idinka abaal mariyado hawshaad bulshada u haysaan
Marka xiga doctor mudo 10 sano ka badan
Nabaro ayaa afka iga soo baxa
Mar bushunta mar ciridka ama carabka lakin inta badan bushunta hoose ayay iga so baxaan
Waa nabar yar oo xanuun badan mudo asbuuc ama laba asbuucna waa iska buskooda anigoon wax dawo ah qaadan
Weligeyna dhakhtar uguma tagin arintaas
Fadlan iga caawiya arintaan
Ma cudur igu jiraa xal iyo dawo maleeyahay?
Mahadsanidin
SomaliDoc:
Zadiiq, nabro kala duwan ayaa ku dhaca bishimaha iyo ciridka ama carabka intaba, waxyaabo kala duwan ayaana keeni karo, waa muhiim in aad dhakhtar u tagtaa markuu nabarka kaa soo baxo si loo ogaado nooca uu yahay iyo waxa keenay.
Halkaan loogama jawaabi karo xanuunada aragtida lagu kala garto.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version