Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waab maxay CARDIOLIPIN?

(1/1)

Hamda84:
Asc wr br dhaman doctorada somalida ee dadkooda ka haqabtira su aaalaha xanuunada ku sabsan bacda salaan waxaan rabay in aan soo gudbiyo xanuun magaciisa la yidhaa oo anan fahmin wax yeeladiisa ama waxa uu yahay?
wakan xanuunkiina [CARDIOlLIPIN)

SomaliDoc:
Waxaan filayaa in aad ka hadlaysid xanuun la dhaho: Antiphospholipd Syndrome, kaasoo ka imaan karo cillad ku timaado lid-jirka loo yaqaano "Anticardiolipin" si aad faahfaahin dheeraad u heshid, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1897.0.html

Hamda84:
shukran walalaha wall wan kala reebay ee wakan isaga oo sida la igu qoray oo sadex magac u qaybsan xanuunkiii

Antibodies,Cardiolipin.SYNDROME

SomaliDoc:
Waa sax waxaa la dhahaa "cardiolipin antibody syndrome" laakiin waxuu ka tirsan yahay ama ka sii farcamaa xanuunka aan kor kuugu sharaxay oo ah "antiphospholipid syndrome", sidaas awgeed labada magac waa loogu yeeri karaa cudurkaan inkastoo magaca aad tilmaantay laga caansan yahay maadaama uu farac hoose yahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version