Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caruurta ku soo toosan iygoo indhuhu casaadeen?

(1/1)

Saleeban Axmed:
Ciid wangsn dhkhaatiirta lba suaalod ayn donyaa in an idin waydiiyo maxaa kena in caruurtu ku soo toosan iygoo indhuhu casaaden mrkii hore imdhohdu cadn ayy ahayen ta kle ku yaroo 8jira ayaa markuu kadjayo kayara raagtaa kaadidu wayyna yara gubtaa

SomaliDoc:
Indhaha casaan may yihiin kaliya mise fiish ama wax cad ah oo indhaha iskugu dhagaan ayaa la socdo, illaa goorma ayaa ku aragtay cunugaaga?
Midda kale kaadida ku hakato caruurta am xanuunjiso waxay calaamad u tahay caabuq kaadi mareenka ee dhakhtar u gey si kaadida loo baaro, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version