Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kubad ciyaarista iyo miisaan is dhimista?

(1/1)

m.mo141:
Wa salaman tihiin waxan qaba sual

Waxaan ahay nin kisto iska cayilan jecelna in u catoobo lkn waxan ahay dadka Yara caajisa
Waxaan ciyaara Kubad Every subax waliba 1 sac ama hafsac o toos ah too match ayaan u dhididaa hadaa wado kubadass Miisaankeyga ma is dhimayaa ???????

Mida xigta malinta an so dhelo kubad waxaan rabaana inaan cabo Biyo fara badan o qaboow ah biyhas an cabaayo o qabowga ah mxuu dhibato ama fa ido ii keena  ?????????

HADAFKEYGA WA SIDA AAN KU CAATOOBI LAHAA MIISAANKEYGA WA 96 / 95 Melahaas

SomaliDoc:
Caatoobista kuma timaado jimicsi la sameeyo kaliya, waa muhiim in ay cunnadaadu isu dheelli tiran tahay.
Haddii cunandaadu ay kuu habaysan tahay, jimicsi joogto ahne aad samayso, miisaankaagu wuu xadidmi karaa.
Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadalnay siyaabaha miisaanka lagu maareeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,613.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version