Author Topic: Su'aal: Naasaha oo culeys noqda cudur miyaa?  (Read 3987 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Malinda Nassah

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naasaha oo culeys noqda cudur miyaa?
« on: September 30, 2015, 05:17:26 PM »
Asc astamo xanun miyay tahay nasaha oo culeys noqda sidey caano ku jiran iyo tam casho lee anona uur lahayn.                                   Mahsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naasaha oo culeys noqda cudur miyaa?
« Reply #1 on: October 05, 2015, 11:55:17 AM »
Naasaha oo culeys noqdo marmarka qaar si dabiici ah ayay haweenka u dareemaan iyadoo wax cudur ah uusan keenin, hormoonada ayaa ugu horeeyo waxyaabaha saameeyo culeyska iyo cufnaanta naasaha waana sababta ay naasuhu u bararaan xilliga caadada ay soo socoto, waxay kaloo barari karaan xilliga uu dareenka haweentu kacsan yahay.
Waxaa kaloo bararin karo haddii khalal hormooandu ay dhacaan ama ya bataan sida in hormoono xad dhaaf la soo daayo sida ugxan sidaha oo fiix yeesho oo kale.

Haddii aad isku aragto arintaan oo joogto ama astaamo kale la socdaan sida caado wareer ama tintaada oo gurmayso oo kale, fadlan la xiriir dhakhtar haweenka ah si laguu baaro.
Haddii aad qaadatid wax daawooyin sida kuwa uurka looga hortago ama daawooyin kordhiya hormoonada way keenaan naaso bararka iyagane ee la soco.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Baaritaanka dhiiga malagu ogaan karaa cudur kasta?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9579
Last post October 19, 2016, 07:18:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurka ilka dawacadu ma cudur jiraa mise?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 17988
Last post May 20, 2012, 01:27:19 PM
by SomaliDoc
Isbitaal Banaadir oo la gaarsiiyay dad uu soo ritay cudur Shubanbiyoodka....

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 7427
Last post April 27, 2011, 06:03:54 PM
by Drkheyre
Su'aal: Ma is dhihi karnaa dhareerka waa cudur xun mase wa wax caadi ah?

Started by BuraaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8572
Last post April 30, 2011, 08:18:50 PM
by SomaliDoc
Dhan-qalal / Faalig (Stroke) - Cudur Halis Ah

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 3
Views: 56310
Last post June 30, 2018, 08:20:49 AM
by Abdikadir abdi jama