Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: WaxAan qabaa dhidid saaid ah oo gacmaha iyo lugaha?

(1/1)

Shire:
Asc somali doc tors ad iyo ad ayan inkaga mahad celinayaa sida wanagsan oo ad u  wacyigalinaysaan umada  hadan ugudbo suashayda waxan qaba dhidid saaid ah oo gacnaha iyo lugaha hoose ah ilaa yarantaydi iyo hada oo an jiro 25yrs waxana modaa in uu kasibadanaayo marba markii kadanbayso runtinaa ad ayan udhibsaday marka waxan ini waydinaa dawo maleyahay mise ladawayn karaa mahasanidin jawaab

SomaliDoc:
Horay ayaan uga jawaabnay ee halkaan ka akriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version