Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bidaar ayan qabaa oo firna ahayn?

(1/1)

Shire:
Asc somali doctors bidaar ayan qaba oo firna ahen wayelnimana igu galin waxay igu bilabatay ano jiro 23yrs hadana 25yrs ayan jiraa runtinaa bidaar wayn oo muqato weye sidi nin wayn oo oday ah marka wax an kuso celin karo tintayda haday jirto wad iisheegikartaan madama ana fir ulahayn oo familkaygu lahen bidaar mahasanidin in badan

SomaliDoc:
Bidaartu haddii ay tahay mid cudur ku timid waa la daawayn karaa laakiin mid dhaxal kugu gashay inkastoo dhaxasha aan laga wadin kaliya in aabo ama awoowo in ay qabaan qasab ay tahay, waxaa laga yaabaa in awoowahaaga shanaad uu bidaar lahaan jiray.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan bidaarta cudurka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5726.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version