Author Topic: Su'aal: Sanka ayaa iga socdaa qooyaan?  (Read 4623 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Nuurka555

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sanka ayaa iga socdaa qooyaan?
« on: September 29, 2015, 10:58:37 PM »
ascww waankuslaamayàa walal waxaanjoogaa dalkii hooyo waxaana si xushmasleh kaaga codsanayaa inaad iisheegto dhibaato sanado ihaysey taasoo ah insankeyga kasocdey qooyaan aandhamaaneyn oo umaleysid duuf midabkiisana uuyahay sida biyaha oo kale markastana sanka gudihiisa waa masaxaa suaasha labaad waxaaweeye kolostarool hay ayaa taqtar iga sheegey korostaroolku miisaanka jirkeyga mayarèyaa oo makènàa aadbaad umahadsantahay qeer alaha kusiiyo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sanka ayaa iga socdaa qooyaan?
« Reply #1 on: October 02, 2015, 11:04:51 AM »
Inta aanan ka jawaabin su'aasha duufka joogtada ah ee ka socdo sankaaga, ka soo jawaab su'aalahaan hoose:
1- Allergy ama xasaasiyad ma leedahay?
2- Hindhiso iyo cabur ma leedahay?
3- Xilliyadee ayuu duufka u badan yahay?
4- Madax xanuun ma leedahay?
5- Daawooyinka hore ood u qaadan jirtay maxay ahaayeen?

Midda ku saabsan kolestaroolka, halkaan ka akhriso qoraal ka jawaabi doona su'aalahaaga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html

Haddii aad faahfaahin dheeraad ah u baahan tahay i soo waydii.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Nuurka555

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Sanka ayaa iga socdaa qooyaan?
« Reply #2 on: October 02, 2015, 04:03:10 PM »
ascww.qeer alaha kusiiyo
maraka qaarkood himdhiso badan waa jirtaa markaan uriyo sida dharmeelkabuuxu ookale  bus amasiigo laakiin korcucun maqabi
madax xanuun waaqabàa
daawooyin waaqaatey oo aheed waxaan isku arkijirey suuxdin oo sanad markey kasoo wareegato suuxi jirey suuc?intaas waxay iigu horeysay 1993halmar1994halma1996halmarilaa iyo2000kii kadib ayaa taqtarkaneerfaha utagay wuxuu iiqorey daawooyin badan waana qaateyy iyo daawada malaariyada oo dhowrjeer qaatey suuxdintii hada labosano iskuma arkin alaha mahadiisa waadkumahadsantahay

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sanka ayaa iga socdaa qooyaan?
« Reply #3 on: October 05, 2015, 11:38:31 AM »
halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Sanboorka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5658.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: