Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: jawaabta kaadidu maxay qabtaa?
(1/1)
Malinda Nassah:
Asc docter waxan rabay inad jawabti kadidan iska qaday i sheekto in xanunka infecshinka layka heley hadi ay haa tahay infecshin noqe an qaba dawana maxan is ticmali kara. erythrocyte 1-2 /LPB
Leukocyte 45-50 /LPB.
Epithelial 3+
Urobolinogen 0,1.
SomaliDoc:
Baaritaankaagu waxaa ka muuqdo infekshan bakteeriyo ay keentay oo xaga kaadida ah, waxaana caafimaad ahaan la dhahaa cudurkaan "urinary tract infection", halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan oo iska fiiri in aad leedahay astmaaha ku xusan qoraalka.
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version