Author Topic: Su'aal: Menstrual period?  (Read 3417 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Malinda Nassah

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Menstrual period?
« on: October 03, 2015, 12:29:45 AM »
Asc suashan qabo waxay tahay dhiiga amba cadada ila imisa cisho inu socda cafimad ahan u fican .... Hadu gabadha uka socdo labo cisho kaliya xooga ad u yar uka socdo cafimad darni miya jawabtu hadi ay ha tahay maxa la sameyn kara sidu si fican uka socdo mahadsanid docter jasak allah khayr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Menstrual period?
« Reply #1 on: October 05, 2015, 12:08:14 PM »
Caadada oo yar waxay noqon kartaa arin dabiici ah oo aanan cudur keenin khaas ahaan haddii ay waalidka ama gabdhaha kula dhashay ay qabaan arintaas oo kale.
laakiin haddii aadan horay iskugu arki jirin oo ay tahay arrin cusub waa muhiim in aad ogaatid waxyaabaha keeni karo:
1- Haddii aad qaadatid daawo ka hortag uur way keeentaa caado yarida.
2- Haddii hormoonka estrogen uu kugu yar yahay.
3- Haddii aad u dhawdahay xilligii dhalmo-deyska
4- Haddii cillad xaga minka ah uu jiro
5- Haddii aad tahay qof caato ah ama jirkiisu uu ku yaryahay baruurta.
6- Haddii aad welwel ama stress ku hayo ama niyadaadu ay kacsan tahay
7- Haddii ay jiraan xanuuno kale oo saamayn karo heerarka hormoonada jirka.

Ka akhriso halkaan inta la rabo in caadadu ay socoto iyo haddii ay badato waxa keeni karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4157.0.html
Waxaa kaloo akhrisataa waxa keeno caado wareerka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2145.0.html
Waxaa kaloo ka faa'idaysataa qoraalkaan ku saabsan caadada lagu xanuunsado: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2154.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Do you suffer from Menstrual irregularities ?

Started by Ahmed_07Board Topics in Healthcare

Replies: 0
Views: 5769
Last post March 13, 2012, 10:55:31 PM
by Ahmed_07
Inter menstrual Bleeding

Started by Ahmed_07Board Topics in Healthcare

Replies: 0
Views: 6594
Last post April 28, 2012, 04:46:17 PM
by Ahmed_07
How to deal with your wife during her Period

Started by Ahmed_07Board Topics in Healthcare

Replies: 1
Views: 13263
Last post August 27, 2012, 06:18:42 AM
by Ahmedey