Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay xoqxoqa caruurta lagu sameeyo?

(1/1)

Sucaad1:
Waa maxay xoqxoq iyo cusba  caruureed?
Maxaa kajira ilmaha socodka ka daaho inuu ubahanyahay in laga xoqxoq dabada, ama  lasiiyo cusub cusbadaso loyaqaano cusba  caruureed?
Waxaa hesta ilmo da'dodu tahay labajir oo ka dahay socodkii marka dhaqatiir badan ugeeyay mid waliba waxuu idhahaa canugan neerfihiisa waa fiicanyihiin wax maqabo wuu socondonaa wejirtaa ilmaha qaar oo ka daha socodka, waxaa u yahay canug aad u cabsi badan marka waxaa ani isleyahay cabsidan ayaa u kenesa dahida dad badan ayaa igula taliya in ilmahan haayo xoqxoq ana waaka dhaga adeegaa oo diiday in lagu sameeyo sanca somaligaas maxaa talo isiinesan oo sameya?
Canugega wax garadkiisa, caqligiisa, fahanka marka aad wax usheegesid kuli waa normal wax dhib ah maka jiraan. Mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Cusbada aad tilmaantay waa cado dhaqameed aad asalka ku haynin caafimaadka, waxaan talo ku siin lahaa in aad dhakhtarka ra'yigiisa raacdid oo aad sugtid xililgii eebe ugu tala galay in cunugaaga uu socdo.
dhib ma hayo hadee gacmahaaga dhib haku raadsanin, haddii aad adiguba marqaati ka tahay in cunugaagu uu caafimaad qabo maxaa dadka warkooda u qaadanaysaa weliba adigoo la tashtay dhakhtar aqoon u leh xanuuanda caruurta!!

Navigation

[0] Message Index

Go to full version