Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Siigada makaa dhigi kartaa qof caato ah?
(1/1)
Kamaal:
8) wan ina salamay dhamaan dhaqaatiirta dadkooda caawinaya digtoor sigaada maka dhigi kartaa qof caato ah oo dhuudhuban,sideesa la iskaga jari karaa caadadaas xun,suaasha labaad tigtoor waxa weeye hadii aan iska daayo siigada awoodaydii galmo ma iso laaban kartaaa
SomaliDoc:
Fadlan qoraalkaan ka akhriso dhibaatada siigeysiga laga dhaxlo iyo sida la isaga goyn karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version