Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Biya baxa deg dega ah?
(1/1)
Guudlaawe:
waxaan siigeysanaayay mudo dhan 10 hada waan garawsaday dhibkeeda waaana arkay laakiin halka dhib ee ugu weyn hadana ay igu reebtay ayaa ah biya baxa deg dega ah marka waxaan rabaa maxaan uga soo kabsan karaa dhibaatadaas iska dhaafida aan iska dhaafay malaga yaabaa in aan uga bogsoodo mise daawo ayaan u baahanay in aan la xariiro dhakhtar daawo iyo dakhtar nuucee ah ayaan u baahanahay.
SomaliDoc:
Akhriso qoraalkaan faahfaahsan oo ku saabsan biyo-baxa degdegga ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Waxaa kaloo akhrisataa qoraalkaan ku saabsan siigeysiga iyo dhibaatadiisa iyo talooyin la xiriira: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Guudlaawe:
si fiican ayaanu fahmay waana idinka mahad celnayaa laakiin waxaan idin weydiinaa maadaama 10 sano wax ku dhaw aan siigeynaayay cilada ugu badan ee hada ay igu reebtay waa biya baxa deg dega ah marka waxaa la iiga baahan yahya in aan daawo qaato mise joojinta ayaa igu filan intaas uun ii kala cadeeya adinkoo mahadsan
SomaliDoc:
Haddii aad siigeysiga joojisid waa laga yaabaa in biyo-baxa degdegga ah uu joogsado adigoo wax daawo ah aadan qaadan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version