Author Topic: SU'AAL: MAXAA KEENA CIRBO XANUUNKA?  (Read 8136 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Yaasir32

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
SU'AAL: MAXAA KEENA CIRBO XANUUNKA?
« on: October 11, 2015, 10:25:04 AM »
ASC WR WB DHAKHATIIRTA SHARAFTA LEH WAAN IDIN SALAMAYAA SALAN KA DIB WAXAN RABAA IN LAGIIGA JAWABO SU.AAL.
XAASKAGA AYAA WAXAY DAREEMAYSAA CIRBO XANUUN AH LABADA LUGOOD WAXANA KA CABANAYSAA CIRBAHA XAGA HOOSE EE CAGTA CADE MEESHA DHULKA  LA DHIGO EE KU BEEGAN CIRIBTA HOOSE WAXA MOODAA IN  UU MUSMAR KAGA TAGAN  YAHAY........
                                      FADLAN WIXII TALO AH AYAAN RABAA WAAD MAHADSAN TIHIN.
                                   _________________________________________________________




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: MAXAA KEENA CIRBO XANUUNKA?
« Reply #1 on: October 16, 2015, 12:34:36 PM »
Xanuunkaas waa mid jiro, horay ayaana uga hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58171
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 165427
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 109546
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 65048
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30481
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc