Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: MAXAA KEENA CIDIDA OO GADAL KA SOO RUQDA?

(1/1)

Yaasir32:
ASC WR WB WAAD IDIN SALAMAY DHAKHAATIRTA  ALLAH IDIN XIFDIYO SU,AAL AAN HADA KA HOR IDIN WAYDIIYE WAXAN  ISKU QALDAN LABO ARIN OO KALE AH IN  AY CIDIDA CADKA DANBE KA FIIQANTO AMA DILDILAC KA GALO IYO IN AY CIDIDU GADAL KA SOO RUQDO AMA KA SOO FUQDO..

WAXAN DOONAYAA IN LA II SHEEGO MAXAA KEENA CIDIDA GADALKA KA SOO RUQDA AMA KA SOO FUQDA OO GADALKA DANBE NABARKU YEELATA XANUUN LE.

                                                                    WAAD MAHADSAN TIHIN...

SomaliDoc:
Cidida oo gadaal ka soo fuqdo waxaa keeno dhowr shay laakin waxaa ugu caansan laba arrin oo kala ah:
1- Nafaqo darri iyo qofka oo ay ku yartahay birta iyo fitamiinada qaar.
2- Xanuun uu keeno jeermiska fangaska oo ku dhaco cidiyaha, taasoo keenayso in cididu ay ruqdo ma booskeeda ay ka soo baxdo.

labaduba way kala daawo duawn yihiin waxaa muhiim ah in aad dhakhtar tusisid calaamado lagu kala sooco ayaa jiro, kadib waxaa laguu qori doonaa daawada aad u baahan tahay insha'llah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version