Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyahayga maxaa ku dhacay?

(1/1)

Kamaal:
docters waan ina salamay sanado ayaan siigaysanayey waagii hore biyahayga way badnayeen wayna cadaayeen lkn hada biyahayga waa yaraadeen hadana midabkooda ayaa isbadalay oo gaduud ayaa kujira marka doctor maxaa sababaya arinta

SomaliDoc:
Siigeysiga badan wuu yareeyaa shahwada wayna dhici kartaa in midabkeedu isbadalo oo ay noqoto mid concentrated ah.
Fadlan iska jooji siigeysiga, halkaane ka akhriso qoraal ku saabsan dhibaatada siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version