Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Marka qofka sigesto hadey shahwadisa dagdag u imado?
(1/1)
Feysal Jinool:
Marka qofka sigesto hadey shahwadisa dagdag u imado mar walba hadi u naag la kulmana ma sidas bey uso dhaqsanayan ama siigada iyo kulanka wa kala badalna karan imatinka biyaha
SomaliDoc:
Haddii aad biyo-bax degdeg ah ku dareentid siigada, galmaduna waa la mid ama way ka sii degdeg badan tahay.
Fadlan jooji caadadaan xun oo caafimaadka u daran, ka akhriso halkaan qoraal ka hadlayo siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version