Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Astamahani barsanaanta Prostate-ka ma noqon karaan?
(1/1)
A/qadir Abdi:
1.Kaadida oo gubta qofka
2.inta u dhaxaysa dabada iyo xiniinyaha oo adkaata
3.lafta timaha bisqinta oo xanuunta
4.qanjidhahda groin-ka (saracda) oo kuusan
SomaliDoc:
Astaamahaan waxay tilmaamayaa infekshan xubnaha la xiriiro kaadim areenka ama qanjirka prostate-ka oo infekshan qaaday.
Qadab ma ahan inuu bararan yahay kaliya maxaa yeelay barar kaliya oo aan infekshan la socon ma barariyo qanjirada saracyada, inta u dhaxayso xaniinyaha iyo futadane ma ku daqnanayso, lafta bisqintane kuma xanuunayso.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saaban qoraalo la xiriira jawaabta su'aashaan:
1- Caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
2- Caabuqa qanjirka prostate-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4554.0.html
3- Dhibaatooyinka prostate-ka ku dhaca: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version