Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hooyadey waxaa ku soo noq noq da riiraxyo?

(1/1)

Gantaal:
Asc dhakhaatiirta iyo akhrista yaasha sharafta leh salaan kadib hooyaday oo ah ruux waa yeel ah oo gastarigna lagu sheegay waxaa ku soo noq noq da riiraxyo  aan kala joogsi lahayn marka dhakhtar riiraxyada ma gaaskaa sabab u ah mise wax kalaa jira noo faa iideeya jizza kumulahu khayr

SomaliDoc:
Riiraaxyadu waxay calaamada u noqon kartaa nooca gaaska laabjeexa leh ee biyaha kulul qofka ku soo rogmadaan khaas ahaan dadka murqaha calooshoodu ay dabacsan yihiin ama dadka qaba eernada loo yaqaano "Hiatus Hernia"
Wax ka baro eernadaan waxa ay tahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,798.0.html

Waxaa kaloo dhici kara in riiraaxyadu ay gooni ka tahay arinta gaaska oo ay maamadu qabto labada cilladood oo kala duwan, taasian waxaa idiin sheegi karo dhakhtarkiina ee la xiriir fadlan.

Gantaal:
asc digtoor aadbaan umahad santahay illahi khayr aduun iyo khayr aakharaba haku siiyo

Navigation

[0] Message Index

Go to full version