Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kaadida ayaa i gubta, maxaa sababay?

(1/1)

Saleeban Axmed:
kaadida ayaa i gubta maxaa sababy in kaadidu i gubto iyo madax xanuuun saaida oo la socda

SomaliDoc:
Kaadida oo u ku gubta waxay astaan u tahay badanaa infekshan kaadi mareenka ku dhacay, madax xanuunkuna ma ahan astaan u gaar ah xanuun gooni ah wuu la socon karaa infekshanka, ka akhriso halkaan qoraal ku saabasn xanuunka infekshanka iyo astaamaha lagu wada garto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version