Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay cad cadka afka caruurta ka soo baxa?

(1/2) > >>

Abdi21:
Asc walaalaha qaaliga ah caruurtayda waa 45 maalmood jir waxay ku dhasheen cad cad afka ah daamanka dhexdooda cabeeb ayaan umaleeynay dhaqtar ayaa la geeyay daawo ayuuna usoo qoray welina ma baabi in hda waxay bilaabeen diliqooda inuu soo uro infction dhiiga jira ma noqon karaa tan kale calool majiir ayeey qabaan waxaan usoo gaday gripe water marka la siiyo weey ku sixdaan ilaa afka abuur ka keenaan oo aan ku sigano inaan ambulance wacno caanaha hadii loogu daro wax dhiba miyaa ka jira mahadsnidiin

SomaliDoc:
Ilmaha qandho ma leeyihiin?
Naaska ma diidayaan mise way dhuugaan?
Masaasad miyaa wax lagu siiyaa?
Cunuga saxaro ma leeyahay?

Abdi21:
Qandho malahan caanaha mar mar weeydiidaan gaar ahaan marka afka laga nadiifiyo saxaradooda weey saxaroodaan markeey saraxaroonayaan ooyin weey majiirtaan mana adka saxarada

SomaliDoc:
Hadduu ilmaha ay naas nuugayaan, saxarane ay leeyihiin, qandho aysan jirin waxaa dhici karto in ay calool majiir kaliya ay tahay aad ayayna ugu badan tahay ilmaha yaryar ee fadlan la xiriiri dhakhtar caruurta ah.

Balqiisahaaji:
asc dr suaashayda waa tan cml 2bo bilood iyo bar bay jirta afkeeda cad cad buleeyahay qandho yarna way jirta afkana xanuun kumahayo lkn cad cad kaas maxa waaye

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version