Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilkaha oo la cadeeyo. Teeth Whitening !

(1/1)

Aliyare144:
Waan idin salaamay bahda Somalidoc dhamaantin Dr iyo Ardayda. 

Su'aasha Dr weydiinayo waxaye Isticmaalka maadada Baking soda ama  Sodium bicarbonate
dhibaato ama faa'ido intee la eg ayey u leedahay hadii lagu cadeydo Ilkaha?

waa mahadsantihiin Ddhamantiin qaasatan Dr Abdullahi M Mahadi.
 ;D thanks.



SomaliDoc:
Baking soda-du waxay dad badan u isticmaalaan in ilkaha ay ku caddeeyaan ama kaga baa'biyaan huurka saaran.
Inkastoo aysan caafimaad darro keenin laakiin waxay dhaawac kaa gaarsiin kartaa ciridka taasoo keeni karta in ciridka balbalo kadibne uu booskiisa ka durqo.
Baking-sodadu ma lahan maadada flouride-ka ee ilkaha iyo ciridka xoojiso.
Akhriso qoraalkaan kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6062.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version