Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: waxan ahay dadka dabada ka dhidida?

(1/1)

m.mo141:
wa salaman tihin

waxan ahay dadka dabada ka dhidida o markaan qaato surwal jemis ama colorkisa u muqdo waala iga arka waxaanba ka zuulay inaan

qaato surwaaladaas waxaan badana qaata surwaal madow ah

dhidid badan ma ahan wuxu ku sawirma o kaliya 2 da bari dhaxdooda ila hoos xiniyaha aktooda e maxa waye dhididkaas

SomaliDoc:
Dadku way ku kala duwan yihiin dhididka badan, dad baa si xad dhaaf ah u dhidido weliba ka dhidido meelo ka mid ah jirka sida barida dhexdeeda, gacmaha, lugaha, sanka korkiisa ama meelo kalaba.

Dhididka xad dhaafka waxaa la dhahaa "hyperhidrosis", waxaad ka akhrisataa qoraal ku saabsan link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version