Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caruurta xabadka ma loo jiifin karaa?

(1/1)

Abdi21:
Walaalahayga caruurtayd waa bil iyo beryo caanaha marka la siiyo markiiba calool majiir ayaa qabta ooyin marka xabadka loo jiifiyo oo caloosha dhulka loo dhigo ayeey nafisaan oo hurdaan wax dhiba miyeey leedahay hadii sidaa loo jiifiyo intee saacadood ayaa sidaa loo jiifin karaa ama loo deeyn karaa ineey sidaa ahaadaan

SomaliDoc:
Ilmaha xabadka loo jiifiyo dhibaato caafimaad uma keento laakiin akhriso qoraal ku saabsan calool majiirta caruurta iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5987.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version