Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: CALEENTA LA ISKU CAATEEYO?

(1/1)

m.mo141:
WAXAAN RABA IN LA IGA JAWAABO 2 SU AAL

1. WAXAAN IN LA I SHEEGO FAA IIDADA IYO FAA IDADA DARADA CALEEMAHA SHAAHA O LA ISKU CAATEEYO

2.WAXAAN SO IBSADAY CALEENTAAN O LA DHAHO

HERBAL TEA
100%NATURE
MEI GUI CI LA CHI
SLIMMING
TE DIETETICO

WA MAHASAN TIHIIN

SomaliDoc:
Shaaha sidiisaba wuxuu yareeyaa biyaha jirka ku jiro ee ma yareeyo dufanka ama baruurta jirka ku samaysanto.
Midda kale shirkado badan ayaa xayaysiiyay caleenta geedaha qaar iyadoo sidii shaaha loo cabayo taasoo la sheegay in miisaanka lagu yareeyo laakiin ma ahan wax cilmibaaris lagu sameeyay ama wax ku dhisan caddayn.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version