Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gosay ama cambaar maxaa keeno?
(1/1)
Hibaq11:
Dhaqaatiirta wey mahadsan yihiin waxan raba in an ogado gosayga ama cambaarta waxey iga soo baxday gacanta islameshii ayay kaso baxday hoyadey iyo aniga iyo waalshey weynaga soo baxday dhaqtar Ayan. Utagay wuxu iso qoray panderm cream iyo Miconex cream midna waa haben midna waa malintii walina mid Marko reysto midkala soo baxayo
SomaliDoc:
Cambaarta waa xanuun la is qaadsiiyo, khaas ahaan dadka wada nool.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cambaarta maqaarka iyo minda tinta gasho intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1682.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version