Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i xanuunta carjowda barida iyo murqaha?
(1/1)
Xuseendhool:
Dhakhtirta qiimahale waxaan waydiinayaa sual la xidhiidha sigaysiga waxaan siigaysanayay dudo dheer iminka waxaa ixanuunta carjowda barida iyo murqaha somaliana waan joogaa waxaan u baahanahay dhakhaatiirtu somalidoc madama ay ciladdan udhuun daloolaan inay talo iyo daawoba iga caawiyaan dhakhaatiitu waana mahadsantihiin
Xuseendhool:
Dhakhaatiirta wali wax jawaab ah idin kama hayo aad ayaan ugu faraxsanahay inaan jawaabtiina helo
Allaa mahadle
SomaliDoc:
Astaamaha aad tilmaantay way keentaa sigeysiga, daawaduna waa in aad joojisaa.
Halkaan ka akhriso waxyeellada kale ee ay caadadaan keento iyo siyaaha loola tacaalo, Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version