Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jir dhiska iyo Cunnada?

(1/1)

Ashom:
Dear Somali doc
1:baasto
2:bariis
3:cambuulo (digir guduud)
4:canjeero
6:shaah
8: iyo wixii qudaar  ah oo laakiin joogto aheeyn
Murqahaa ku dhismi karaan
Protien igu filan ma Ka heli karaa .?
 8)

SomaliDoc:
Cambuulada waxaad ku dartaa hilib iyo caano, markaas waad ka helaysaa borotiin kugu filan.
Baastada, bariiska iyo canjeerada iyo shaahaba ma lahan protein kugu filan.

Ashom:
Mahadsanid
Calaashan in leeys kubkarsho miyeey u baahan yihiin mase kala gooni waa u cini karaa
Jwaab ta waxaa u fahmay
Hilib,caano iyo cambuulo hadaa hesho protien fiican waad helee .shukran

SomaliDoc:
Waa sidaas, qasab ma ahan in la isku karsho.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version