Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee ula noolaan karaa Babaasiir iyo fistula?

(1/1)

A/qadir Abdi:
Asc dr. waxan donaya sidee ayaan ula nolan kara babaasiir iyo fistula aniga oo aan wakhti xaadirkan diyar u ahayn qalliin

SomaliDoc:
Baabasiirka iyo fistula-da waa xanuuno si sahlan loogu xalin karo qalliin.
Fistulada waa muhiim in la qalo, laakiin baabasiirka waxay ku xiran tahay heerka uu maraayo iyo haddii qaliinka uu lagama maarmaan uu yahay.

Halkaan ka akhriso qoraalo ku saabsan labada xanuun ee aad tilmaantay.


* Baabasiir:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
* Fistula:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version