Author Topic: Su'aal: Sidee ula noolaan karaa Babaasiir iyo fistula?  (Read 4025 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline A/qadir Abdi

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 28
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sidee ula noolaan karaa Babaasiir iyo fistula?
« on: November 01, 2015, 05:04:08 PM »
Asc dr. waxan donaya sidee ayaan ula nolan kara babaasiir iyo fistula aniga oo aan wakhti xaadirkan diyar u ahayn qalliin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sidee ula noolaan karaa Babaasiir iyo fistula?
« Reply #1 on: November 10, 2015, 02:35:27 PM »
Baabasiirka iyo fistula-da waa xanuuno si sahlan loogu xalin karo qalliin.
Fistulada waa muhiim in la qalo, laakiin baabasiirka waxay ku xiran tahay heerka uu maraayo iyo haddii qaliinka uu lagama maarmaan uu yahay.

Halkaan ka akhriso qoraalo ku saabsan labada xanuun ee aad tilmaantay.

  • Baabasiir:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html
  • Fistula:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: